Akhriso:TVyada Ka hawgala Somaliland oo lagu amray inay warka Dalka Soomaaliya ku daraan kan Dibada

Warsaxaafeedka kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Maamulka Soomaliland ayaa waxay amar kusoo rigatay Telefishinada ka hawgala Soomaliland iyadoo loo sheegay Telefishanada madaxa bannaan warark ay soo tebiyaan inay soo horraysiiyaan wararka ku saabsan jamhuuriyadda Somaliland, maadaama aynu kala nahay laba dawladood, sidoo kale wararka Soomaaliya ay ku daraan, wararka dibadda’’
Qoraalka wasaaradda ayaa lagu yiri, waxaa uu go’aankani dhaqan galayaa maanta oo ay bisha sagaalaad tahay sagaal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.