Daawo:Sadex Qof oo Biyo la’aan ugu dhigtay Somaliland

Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Soomaliland Saleebaan Cali Koore oo inta Badan ku mashquulsan waxaan loo dirsan sida Arimaha Puntland ayaa waxuu sheegay in sadex qof ay ugu dhigteen gobolka Baran Biyo la’aam, Deeganada Soomaliland ayaa waxaa soo wajahay Biyo la’aan baahsan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.