Daawo:Banan Bax lagu Tageerayay Dowlada Soomaaliya ayaa lagu qabtay Galdogob

Banan Bax wayn oo ay ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshada laguna Tageerayay Dowlada Soomaaliya ayaa lagu qabtay Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug, Bananbaxaan ayaa ahaa kii Labaad ee lagu taageerayo Dowlada Soomaliya loogana soo Horjeedo Moshiinka laga wado Magaalada Muqdisho.

Dadkaan ka bananbaxayey ayaa sheegay inaysan doonayn Xildhibaan danaysta ah dhibka ha Ka daayeen Shacabka Soomaliyeed ee daalan Xildhibanada Soomaliyeed ee tirada yar oo markasta qalalasaha u taagan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.