Dhagayso:Kusimaha Madaxweynaha Koonfurgalbeed ayaa Amar duldhigay dadka tirada yar ee rabshadaha kawada Baydhabo

shariif

Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Shariif Sheekhunaa Maye oo Shir Jaraa’id uu Maanta ku qabtay xafiiskiisa ayuu waxuu ka hadlay banaanbaxyada rabshadaha wata ee ka socda Magalada Baydhabo.

Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxuu Shacbaka tirade yar ee bananbax kawada Baydhabo ugu baaqay inay joojiyaan banaanbaxyada lana Shaqeeyaan Maamulka iyo laamaha aminga waxaana uu sheegay in Shacabka intooda wanaaga jecel ay badan yihiin inta kale ay hartay loo baahan yahay in laga hortago ayakoo burburin ku haya hantida shacabka iyo Tan danta Guud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.