Daawo: Saraakiil ka socotay Dowladda Federaalka iyo Q/M oo kormeeray Qaar kamid ah Xeryaha Ciidamada Jubaland ee Kismaayo.

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta kormeer ku tagay Qaar kamid ah Xeryaha Ciidamada Jubaland ee Duleedka Magaalada Kismaayo.

Wafdiga oo isugu jiray Dowlada iyo xubno matalayay Qaramada Midoobay, ayaa kormeerkoodu wuxuu ahaa u kuurgalidda Xaaladaha Nolaleed ee Ciidamada Jubaland, iyago osoo kormeeray hab nolaleedka qaar kamid ah Xeryaha Ciidamada.

Taliyaha Ciidmada Dawaariwshta ee Jubaland Cabdikarim Sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo wafdigani kusoo Wareejiyay  Xeryaha qaar kamid ah ciidamada uu taliyaha u yahay ayaa ka waramay qaabka ay cidamadani u noolyihiin isagoo codsaday taageero militiri in loo fidiyo  ciidanka.

kormeerayaashii kala matalayay Dowladda Federaalka iyo Beesha Caalama ama qaramada Midoobay ayaa ciidamadani ku booriyay sii xoojinta Amniga Kismaayo iyo guud ahaan Jubaland.

saraakil1

saraakiil

saraakiil2

saraakiil4

saraakiil5

saraakiil6

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.