Dhageyso : Hogaamiyaha Maamulka Jubland oo Gudi u Magacabay Abaaraha Ka jiro Juboyinka iyo Gedo

madoobe

Hogaamiyaha Maamulka Jubland ayaa  Wax uu soo saray Gudi loo Talagalay in Gurmad deg deg ay Ka Fuliyaan degaanada Jubooyinka iyo Gedo oo laga Soo Shegayo in Ka jirto Xaalada Abaar ah oo Soo Food Sartay Dadka iyo Xolaha .

Gudiga Ayaa Waxa Hogaminyo Wasiirka Amaniga Maamulka Jubland Dawrish Wax si doo Kale Ku Jiro Siyaasiga Maxamud Sayid Aadan oo  Ka mid Siyasiyinta Ka soo jedo Gobalka Gedo .

Gudigaan Ayaa Safaro Waxaa Ay Ku Tagi Donan Degaano Babadan oo ay Ka jirto Xaalaad Adag .

Hogamiyaha Mamulka Jubland Ayaa Sidoo Kale Wax uu Besha Calamka Ka Dalbaday in Gurmad Deg deg La soo Garan Dadka ay Soo Food Saartay Xaalada Nolal Xumada Ah.

Halkaan ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.