Dhageyo: Madaxwaynihii hore Puntland oo tacsi ka diray dadkii ku dhintay qaraxii Gaalkacyo

Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa tacsi ka diray geerida ku timi allaha u naxariisto Siciid Cali Yuusuf Gaadayare oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay waqooyiga magalada Gaalkacyo.

Farole ayaa tacsi u diray ehelka Gaadayare wuxuuna illaahay uga baryay inuu samir iyo iimaan ka siiyo dhammaan umaddii uu ka baxay,

Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuur ayaa sheegay qaraxan inuu isku soo xiray qof naftiis halige ah, wuxuuna sheegay inay socdaal dadaalo kala duwan.

Goobta uu qaraxan ka dhacay ayaa ahayd goob aad u mashquul badan, waxaana inta badan iskugu imaan jiray dadka xilalka ka haya dowladda iyo siyaasiyiinta.

Qaraxan Ayaa Wax uu Imananya Xili  Maamulka Putland uu Sheegay in Deganadiisa uu Ka Sifeyay Al- shabab Waxan Hada Muuqato in Putland ay Wa Jaheyso Qatar Amni oo Kaga Imaan Karto Al- shabab.

Ilaaa Iyo Markii uu Soo Gabo Gabobayay Dagaladii Ay Al- shabab iyo Ciidamada Maamulka Putland  Ku Dhex Marayay Degandoda Aya Wax soo Baxay sadalin Badan oo Lag Qabo in Al-shabab Weraro Qorsheysan Ay ku qadi Karaan Degaanaad Putland.

Halkaan ka Dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.