Wariye Saabir Cabdiqaadir Warsame oo uga soo warama Tvga Somali Cable Kismaayo Iyo Jubooyinka ayaa waxuu kawarbixiyey Jirdil Iyo Masaafurin ay ugaysteen maamulka Jubbaland gaar Madaxwaynaha Jubbaland Iyo Ciidmadiisa amniga ee loogu talagalay inay dhibaateeyaan shacabka Jubbaland gaar ahaan kuwa Kismaayo Kusugan, Wariye saabir ayaa wali waxaa jirkiisa ka muuqda Jirdilkii ay ugesteen Ciidamada Jubbaland.
Leave a Reply