Raisulwasaaraha Soomaliya iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa u Ambabaxay Dalka Mareykanka

Wafddi ballaaran oo uu hoggaaminayo Raysawwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow oo fiidnimadana ah ka amba baxay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyagoo ku sii jeeda Dalka Mareykanka si ay uga qeybgalaan shir ka dhacaya magaalada Washington

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalaya shir looga hadlayay arrimaha wadamada soo koraya ee Soomaaliya ay kujirto ee sanadkan 2018ka,kaasi oo uu soo qaban qaabiyay Banggiga Adduunka.

in
Share

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.