Daawo:Ugaas Axmed barre Taakooy ayaa sheegay Ciidamada amaanka inay lawareegeen amaanka Degmada Caabudwaaq

ugaas

Waxaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ka dhacay Kulan ay ka qayb galeen ugaas Axmed Barre Taakooy, Madaxwayne kuxigeenka Galmadug Maxamed xaashi wasiiro, xildhibaano, waxgarad Iyo qayabah bulshad.

Kulankaan ayaa waxaa looga hadlaayey xaalada amaanka Degmada Caabudwaaq Ugaas Taakooy ayaa waxuu sheegay saacdaan laga bilabo nabada waxaan u xilsaarnay Ciidamada bulshada waxaa laga codsaday in lala shaqeeyo ciidmada Amaanka Sugaaya.

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi ayaa markii yimid degmada Caabudwaaq ayaa waxuu sameeyey golo odayaal waxayna dhamaantood ogalaadeen in si wadajira loola shaqeeyo ciidamada aminga sugaaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.