Dhageyso:Gudiga Difaaca Golaha Shacabka oo go’aan ka soo saaray Xiisada Balad Xaawo

baladxaw

Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Darbiga Dowladda Kenya ka dhisayso xaduudka ay wadaan Soomaaliya iyo kenya, Guddiga ayaa sheegay in arrintaasi tahay mid aan loo dulqaadan karin ayna abuurayso xasilooni siyaasayeed oo ku salaysan kala fageynta labad dowladood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.