Daawo:Wariye Maxamed Ibraahin Gaboow oo aas laguu sameeyey Muqdisho

wariye

Allaha u Naxariistee waxaa Maanta lagu Aasay Qabuuraha Barakaad ee Magaalada Muqdisho Wariye Maxamed Ibraahim Gaaboow oo ka mid ahaa Wariyaasha Kalsan TV oo Qarax loogu xiray Gaarigiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.