Wasiir Diini oo Kismaayo U Tagay Socodsinta Wada Hadalkii Axmed Madobe iyo Besha Sade.

Waxaa Si Hees Sare ah Magalada Kismaayo Logu So Dhaweyay Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gashaandhiga Somaaliya iyo Xubno Kale oo Siyaasiyin ah, Garoonka Ayaa Waxa Ku soo Dhaweyay Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka jubalnd iyo Xubno Kale.

Wafdiga Wasiirka La Socdo Aya Waxaa Ka Mid Ah Cabdi shire, Cali Madobe iyo Xubno Kale. So Dhaweynta Ka dib ayaa Wax lo Soo Galbiyay Wafdiga Madaxtoyada Kismaayo oo uu Ku Sugnaa Hogaamiyaha Maamulka Jubland Ahmed Madoobe.

Wada Hadalada Hada Lagu Wado Inay Ka Furman ayaa ah Kuwo Gooni Gooni ah oo ay Yelan Donan Xubnaha iyo Axmed Madobe iyo Fartaag, Mar uu La Hadlay Cabdi Sire Gedotimes Aya Wax uu u Xaqijiyay In Hadii ay Is Fahmiwayan Axmed Ay Dib Oga So Labanayaan Kismaayo oo u Halkisa Tagnaanayo Mowqifkooda.

Magaalada Kismaayo aya Waxaa Laga Furay Shir Dib u Heshisened oo Fashilmay Waan Tan  ku Qasabtay Axmed madoobe inuu Dib u Cusboneysiyo Wada Hadaladii Besha Sade Madaamo ay Wax u Socon Wayeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.