Jaaliyada UK ee kasoo Jeeda Jubbaland oo Cambaareysey dilkii Maxabiista ee Kadhacay Baladxaawo

uk

Jaaliyada Somaaliyeed ee ku nool wadanka Ingiriiska ee kasoo jeeda Maamul goboleedka Jubbaland ayaa si weyn uga naxday una cambaareesay dilkii loo gaystay 4 maxbuus oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo, Dilkaan ayaa waxaa geystey Maamulka iyo Nabadsugida Degmada Baladxaawo.

Jaaliyada waxay tacsi udirtay qoyskii iyo eheladii ay ka baxaeen 4taa Maxbuus ee dilka loogu gaystay Magaalada Baladxaawo waxayna si sharf ku dheehan tahay ka codsadeen Maaulka Gobolka Gedo iyo Kan Jubbaland in sharci lahor keeno dadkii gestey dilkaan foosha xun.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.