Daawo:Wasiir Diini Guushu waa dhawdahay

Wasiirka Gaashaandhiga soomaliya C/qaadir shiiq Cali Diini ayaa sheegay mar uu lahadlaayey tvga Somali Cable ayaa sheegay in ciidanka Africa aad looga yaqaano inay ahaayeen ciidan xoog badan.
Ciidanka soomaliyeed waa burburey waxaana shacabka soomaaliyeed laga rabaa inay qayb wayn kaqaataan dhisida ciidanka soomaaliyeed.Wasaarad ahaana waxaan wadaa inaan isbadal wayn kusameeyno ciidan ha ahaato qalabka,isgaarsiinta,maamulka iyo dishibaliinka.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.