Daawo:Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Xabsiyada dibada kuxiran oo Baaq u diray dowlada Somaliya iyo shacabkeeda

maxaabiis

Waxaa Xabsiyada dalka dibadiisa ah ku jira dhalin yaro Soomaliyeed oo Boqolaal kor udhaafay kuwaas oo dhibaato xun ku haysato xabsiyada dibada ayakoo mararka qaarkood si xun loola dhaqmo, Dhalinyaradaan ayaa ku xiran dalalka Sayshilis, Indiya,comoros,kenya,uganda, iyo kuwa kaloo badan.

Dhalinyarada Kusugan wadanka Seychelles ayaa baaq usoo diray ay kaga war bixinayaan dhibka ku haystaa xabsiga ay ku jiran oo kamid yihiin ayakoo si fiican loola dhaqmin qaar kamida ayakoo xabsigooda dhamaadey wali iskaga xiran xabsiga waxayna dowlada Soomaliya Kasocdeen in sida ugu dhaqsaha badan usoo gurmadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.