Ruux shacab ah oo Lagu dilay Magalada Muqdisho

dil

Dabley ku hubeysnaa bistoolada ayaa lagu soo waramayaa in Ruux Shacab ahaa ay ku Dileen Magaalada Muqdisho, Marxuumka ayaa ahaa sida la tilmaamay Taksiile waxaana Dilkiisa uu ka dhacay Degmada Wardhiigleey Goobjooge ayaa sheegay in Dableydii ka dambeysay falka Dilka ahaa ay isaga baxsadeen goobta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.