Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo booqday askar qaba dhaawacyo kala duwan

taliye

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Axmed Maxamed Jimcaale uu ku tagey isbitaalka Madiina ee maqaalada Muqdisho oo ay ku jiraan qaar kamid ah Askartii Ciidanka Xoogga oo dhaawacya kala duwan ka soo gaaray difaaca Dalka iyo qaar kale oo ku soo dhaawacmay qarax dhawaan ka dhacay Warshadda Nacnaca Degmada Wadajir ee maqalada Muqdisho.

Ujeedka booqoshada Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ahaa sidii askarta loogu dhiira gelin lahaay in ay sii xoojiyaan difaaca dalka looga xoreynayo Cadowga iyo ka warqabka xaaladahood Caafimaad, waxuuna Taliyaha Deeq lacag ah ku doon siiyay askarta dhaawacyada qaba ee lagu dabiibayo Isbitaalka.
taliye

taliye

taliye

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.