Ilyaas C/lahi Maxamed oo kaalinta sadexaad Galay tantanka Quraanka kariim ee Muslimiinta

quraan

Bismilaah: Ilaahay mahadii waxaa Caawa soodhamaatay Tartankii Quraanka ee kasocday magaalada Dawxa ee dalka Qatar wuxuuna kusoo dhamaaday sidan Qaybta xifdiga Kaalinka koobaadba: Israa Sayid oo katimi wadanka Masar.
Kaalinka labaad: Maxamed yacquub oo katimi wadanka Bangaladesh
Kaalinka sadexaad: Ilyaas c/lahi Maxamed somaliya. Ilaahay baa mahad iska kaleh
Tartanka qaybta labaad qaybta codadka:
1- Canada.
2: maraykan
3: marooko
4: maraykan
5: malaysiy

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.