Xildhibaan Ka Tirsan Puntland oo Ku Dhaawacmay Qarax

qarax

Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo ka Tirsan Baarlamanka Maamulka puntland ayaa Goordhaweyd ku dhaawacmay qarax gaarigiisa loogu xiray oo ka dhacay Woqooyiga Magalada Gaalkacyo ee Gobolka mudug, Xildhibaanka ayaa la xaqiijiyay in dhaawac culus uu soo gaaray islamarkaana loola cararay isbitaalka Magaalada Gaalkacyo ee dhanka Maamulka Puntland goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray Ciidamada amanka Maamulka puntland oo baaritaano ka sameynaya, mana jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxaan.
qarax

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.