Baladxaawo:Barnaamijka Maanta Qad Oo Walalka Baahan Quudi

caawi

Maanta qab oo walaalkaa baahan quudi wa halku dhiga barnaamijka taakulaynta abaaraha xoogan ee kudhuftay deeganad miyiga ah ee gobolka gedo gaar ahaan deeganada hoos yimaada degmada belet xaawo waxana saacadihii ugu dambeeyay udhintay abaarta iyo macluusha awgeed ilaa iyo 11 qof oo reer guuraa ah waxana aan jirin wax gurmad ah oo lagaarsiiyay dadkaaasi intabadan dhalinyaradaan ayaa wada qorshayaal ay ku bad baadinayaan dadka ay abartu saamaysay waxaana ay baaq udirayaan cid kasta oo kaqayb qaadanaso barnaamijkaan loogu gurmanaayo dadka la ildaran macluusha kalasoo xariir Account Dahabshiil Bxwd000422 Iyo Numberadaan 0618564444 Ama 0723605387
W/QShariif Axmed Taajir

caawi

caawi

caawi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.