Daawo:Saraakiisha Maamulka Jubbaland oo sheegey in Al-shabab Lagu Jabiyey Kulbiyow

jubba

Saraakiisha ciidamada Jubbaland oo shir jaraa’id ku qabta Kismaayo xarunta ku meelgaarka ah ee maamulka Jubbaland waxay faa faahin kaga bixiyeen weerarkii Xarakada Alshabab kusoo qaadeen Kulbiyow oo katirsan deegaanka Badhaadhee ee gobolka Jubbada hoose oo fariisin ciidan u ahaa Ciidamada Kenya.

afhayeenka daraawiishta Juubaland Xasan Maxamed aadan “Xasan Ciraaqi” ayaa sheegey in alshabaab kadileen 50-60 hadana ciidmada kenya iyo kuwa jubbaland ay gacanta ku hayaan. Xarakada Alshabaab ayaa sheegtey inay jab xun ugesyteen Ciidamada Kenya waxaay kaloo sheegteen alshabaab inay dileenn gudoomiyihii Kulbiyow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.