Dab geeystey Khasaaro Hantiyeed oo Balaaran ayaa kadhacay Boosaaso

southafrica

Waxaa Xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso kadhacay Dab geeystey Khasaaro Hantiyeed oo Balaaran dabkaan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo udhaw dekada lamana oga waxa uu ka kacay dabkaan, Magaalada Boosaaso ayaanan lahayn dab damis ku filan magaalada Bosaaso waxaana loogu baaqay dawlada puntland in ay usameyso dab damis Boosaaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.