Soomaali lagu gubay wadanka Koonfur Afrika oo dad loo qabtey

southafrica

Waxaa soo badanayaa dhibka loo gaysanayo Soomalida ka ganacsata wadanka koonfur africa kuwaas oo loogeysti dil,dhac iyo hantidooda oo lagubo, dhibkii ugu dambeeyey ayaa waxuu kadhacay beritooriya oo goor habeynimo ah gurigoodii loogu soo dhacay waxaan ku dhintay wiil layiraahdo Axmed Badel tuugadii dhibkaas geesatey ayaa laqabtey maydoo lashegayo inay ahaayeen simbaabwi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.