Tahniyad Aroos:Maxamed mowlid Maxamed iyo Sacdiya Maxamuud maxamed oo ku aqal galay Xamar

Waxaan tahniyad aroos u diraynaa Maxamed mowlid Maxamed iyo Sacdiya Maxamuud maxamed oo arooskoodu ka dhacay Muqdiisho waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela, Aamiin Waxaan arooskaa cusub leenahay rabi ha idinka dhigo kuwii ku nasta kuna waara farxad iyo rayn rayn rabina ha idinku manaysto barwaaqada guurka ee wiil iyo caano iyo gabadh iyo caano.

Waxaa diraaya tacniyada arooska lamaanaha Maxamed mowlid Maxamed iyo Sacdiya Maxamuud maxamed dadka hoos ku qoran.

Falastiin gaarane cisman
Sahro mowliid maxamed
Casho cabdiqadir cali
Nasro sheikh diini
Maryan shugri cabdi
Raxmo shugri cabdi
Qadro cabdi Dubad
Safiyo yasin maxamuud
Amina cabdulahi
Xasan maxamed cabdi
Xuseen shugri cabdi
Xuseen cabdi cismaan
Maxamed cabdullahi
Muqtaar cali haadiye
Faarax cali haariye
Cali duwane Jamal
Siyaad maxamuud
Sadiiq Xasan
Burhaan cabdi xashi
Ikraan daahir Farax
Kowthar adan inkir

aroos

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.