Daawo:Wariye Maxamed Qaasim oo booqday Xabsiga Dhexe Magalada Kismaayo oo dacdaro xun kamuuqato

Waxaa dhibaato xaga dhismaha iyo burbur xoogan kamuuqdaa Xabisga degmada Kismaayo kasoo ubaahan dayactir dagdaga sida uu usheegay wariye Maxamed qaasim taliyaha Xabsiga dhexe Maxamed Caaqil xirsi taliyaha ayaa sheegay in sida ugu dhaqsaha badan Madaxda Jubaland ay soo booqdaan Xabsigaan madaama xaalad aad uliidata.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.