Xog: Bare Hiraale iyo Wasiirka Gashandhiga oo ku Wajahan Kismayo

Waxaa lagu wadaa Magaalada kismaayo inuu gaaro wasiirka Gashaandhiag Somaliya C/qaadir sh. Cali diini iyo Col: Bare Adan Shire “ Hiraale”
Wararka Ayaa shegayo Inay U tagayaan Furitaanka Shirka Dib U Heshisinta ee u Dhaxeyo Besha Sade iyo Hogaamiyaha jubaland.
Hogaamiyaha Oo Kol kii Hore Ka Dhago Adegay Inuu Shirka Furo Ayaa Si qasab Ah ugu soo Laabatay Kismaayo Isagoo Lagu Cadaadiyay Heshiis uu La Galo Besha Sade,
10 Bishaan ayaa Lagu waday inuu Furmo Shirka Laakin waxaa Diday Nabad Diid Ahmed Madoobe .
Ka dibna Maslinta Besha Sade ay Diiden Inay Tagaan Magaalada Kismaayo oo ah Goob uu Xoog ku Heyso Ahmed Madoobe .
Dowaladaha Kenya iyo itoobiyo ayaa Ku Cadaadiyay Hogaamiyaha inuu Tago Kismaayo oo u Furo shirka .
Besha Sade ayaa Wali Hor tagan Hor Socodka Maamulka Jubland Ka Dib Markii Hogaamiyah Maamulkasi uu Damcay inuu Xoog iyo awood Marooqsi ku Maamulo Kismaayo oo Ilaa Hada Ay Socon La Dahay .
Walin Besha Waxaa Ay ku Adkeysaneysaa Inay hesho saamigii Ay ku Lahyd Jubooyinka .
Waxaa jiro kuwa Yar oo Caado Qadatayaal oo Shegato Matalaada Besha Sade Laakin Ahmed Madoobe Waa uu Ku Hungoobay inay Fikirkiisa u Hirgaliyaan .
Taaasi oo Kentay Shirka hada Magaalaad Kismaayo Ka furmi doono Hadii Lagu Heshiyo inuu Ahmed Madoobe Ogaalado

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.