Wasiir Ka Tirsan Jubland oo Dil Ka Bad Baday

Wararka  Caawa Naga So Garayo Magaalada Kismaayo Wax  ay shegayaan in Dil uu Ka Bad Baday Wasiirka Arimaha Bulshada Maamulka Jubland Macalin Maxamud

Qarax ayaa Ahaa mid Garigisa Lagu Xiray Wasiirka Waxaana Inta uusan Galin Baaburka La Arkay Qaraxa oo Ku xiran Iyado Markii Is Garsinta Hawaada laga saray Si Loga  Furo Qarax

General Maxamud Qaalib oo Ka mid Ah Ciidamadi Goobtii Garay Ayaa La Hadlay Gedo Times Ayaa shegay in Loo Xiray Falkasi Labo Ruux oo Lo heysto Inay ka Danbeyeen Qarax La Fashilayay

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.