Kenya oo sheegtey Labo askari oo kamida Ciidanka Boliska Lawaayey

Warka ka imaanaya Gaarisa ayaa sheegay in la layahaya labo askari oo kamida Ciidmada booliska Kenya Markii Alshabab soo weerareen saldhig ku yaala meel udhaw Libooya oo ladhaco Hamey, askartaan waxaa lawaayey markii alshabaab soo weerareen Saldhigaan iyagoo ka kaxaystey gaari lankuruuser ah qoryo,rasaas,iyo dares ciidan ilaaya hadana lama oga meeshay jiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.