Tacsi Tiiraayo Leh: Axmed Xudumey Calimaax, Carab Bootaan Qoorcade

tacsi

Inaa lillaah wa inaa eleyhi Raajucuub Jaaliyada Uk ee kasoo Jeeda waqooyiga Galgaduud waxay ka tacsiyedeenayaa Geerida ku timid Axmed Xudumey Calimaax iyo Carab Bootaan Qoorcade oo Gacan ka xaqdaran kudishey Aricadeys oo katirsan Deegaanka caabudwaaq ayakoo hawl shaqo usocday ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa dhamaan ehelkii iyo ilmihii uu ifka uga tagey iyo dhamaan qoyskooda.

waxayna marxuuminta eebe uga baryayaan inuu janadii Fordowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, eheladii iyo qoyskii uu kabaxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu eebe kasiiyo Aamiin, Waxaa kaloo Caafimaad dag daga in ilaahay siiyo uga baryayanaa C/wali cagawayne iyo Burhaan Sh. Cali. Amiin

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.