Daawo:Warka kismaayo iyo munaasabadda ciida

kismayo

munaassabada ciidul adxaa ayaa si weyn looga oogey magalada kismayo ee xaruunta gobolka jubada hoose iyadoona masuuliyiin uu ugu horeeyo madaxweynaha jubaland mudane axmed madoobe ay kula tukadeen dadweyne tira badan xaruunta madaxtooyada jubaland markii ay oo idlaatay oogida salaada ciida ayaa waxaa qodbad aad u dheer jeediyey madaxweynaha jubaland axmed madoobe .
sidoo kale waxaa farxada ciiida la wadaagay dhamaan dadweynaha somaliyeed madaxweyne ku xigeenkii hore ee jubaland mudane cabdulahi sheikh ismacil fartaag.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.