Madaxwyne Shiiq shariif oo Baydhabo kula tukaday salaada Ciida

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta magaalada Baydhaba waxaa uu Salaadda Ciidul Adxa kala qeybgalay Boqolaal kamid ah dadweynaha ku nool Magaaladaas.

Garoonka kubadda cagta ee Dr. Ayuub ee Magaalada Baydhaba oo lagu oogay Salaadda Ciidul Adxa ayaa sidoo kale, waxaa ka soo qeybgalay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Koofur Galbeed, Xildhibaano iyo Boqolaal shacab ah kuwaas oo wajigooda laga dheehanayay farxadda Ciida.bay

baydh

baydhabo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.