Daawo Sawirrada Dhalinyaro cusub oo waxbartay oo ku biiray Booliiska Soomaaliyeed

waxaa soo badanayay ku soo biiritaanka ciidanka ee dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax bartay, sida kuwa dhamaystay Waxbarashada heerka Jaamacadeed iyo kuwa dugsiyada sare.

Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo ah kuwa ugu faca wayn Ciidamada Qalabka sida ayaa waxaa uu soo maray marxalado kala duwan, haatana waxaa muuqda ifafaalo in Booliiska Soomaaliyeed uu muddo dhow gaari doono horumarro u suurta galiya inuu si buuxda u xaqiijiyo sugidda amaanka nafta iyo maalka muwaadinka soomaaliyeed.

bolidha

dhal

dhalibolis

dhalin

dhalinya

dhboolis

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.