Cabdi Xoosh OO Sade Mareexaan uGu Baaqey Midooba iyo Sanadka

ganacsade Cabdi Xoosh ashir ayaa Ugu Baaqay Sade Mareexaan Midoobe oo awoodiina iyo aqligiina mideeya Oo horumar gaar waan idin horgalayaaye. Cabdi xoosh ashkir ayaa looga bartay inuu run ka gaban shacabka soomaliyeedna tuso jidka wanaagsan mana ahan markii uGu horeysey ee umada soomaliyeed lahadlo oo dhaho kafogaada xumaanta iyo dilka iskaashadana kana haro kuwa midnimada iyo sharafta Umada soomaliyeed dhuminaya. cabdi Xoosh ayaa sheegay inuu u taagaan yahay Sanatarka horumar iyo barwaaqo u horseedayao Beesha Sade dhuuni qaatana uusan ahayn laguna aqoon.
Hoos Kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.