Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa digniin culus u diray Taliyaha Biliiska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi, waxuuna si kulul uga hadlay Dagaalkii ay Dowladda ku qaaday Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Iyo Ra’iisalwasaarihii hore Xasan Cali Kheyre.
Leave a Reply