Daawo:Sheekh Shariif oo Shaki Galiyey Diinta Xasan Sheekh Haysto

shariif

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlaayey bananbaxa mucaaradku qabanyo afarta Juun ayaa eedeyn usoo jeediyey Madaxwayne Xasan.

Sheekh Shariif ayaa yiri “Dowladaan diinta ay haysato ayaan la yaabay walaahi sax ayay iga tahay waa ku wareeray 141-masjid ayey dumiyeen iyo dugsiyo qur’aan 300 kor u dhaafaya”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.