Xildhibaan Maxamed abuukar oo Sheegay Sharaftii Barlamaanka Soomaliya inay Dhuntay

barlaman

Xildhibaan Maxamed abuukar oo ka qayb galay kulankii xildhibaanada Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay dhuntay sharaftii Barlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Maxammed Abuukar ayaa yiri “Baarlamaanka dhadhan iyo cosbo malahan maanta ceeb ayey nagu tahay xildhibaano asaageen ah oo naga aragti duwan in ey ka maqnaadaan kulankaan xoog in lays isku isticmaalo sharci ma ahan”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.