Daawo:Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Laascaanood

Fartaag

Wafdi hordhac u ah safarka Madaxwayne Xasan Sheekh oo ay hogaaminayaan Wasiir Farataag, wasiir bidhaan, Taliye Asad Diyaano Iyo Musuuliyiin kale oo gaaray Magaaladda Laascaanood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.