Daawo:Puntland oo Ka Hadashay Safarka Xasan ee Laascaanood iyo Muuqaalkii Sacdiyo Firinbi

xasanshekkh

Wasiirka warfaafinta Puntland Eng, Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa ka hadlay ku tumashada madaxweyne Xasan ee Dastuurka , Musuqqa, dhibaateynta Dadka, safarka Madaxwayne Xasan ku Tagayo Dowlad Goboleed Waqooyi Bari, Gudoomiye Sacdiyo Firinbi iyo arimo kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.