Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay mudaaharaad weyn oo berri ka dhacaya taallada Daljirka Dahsoon, kaasoo ay ka qeyb galayaan culimada Soomaaliyeed.
Sheikh Bashiir Axmed Salaad ayaa yiri “Weerar indha-cadeys ah ayay israa’iil nagu soo qaaday, haddaba waxaan culimada Soomaaliyeed ugu baaqaynaa in ay berri isu yimaadaan dibadbax lagu diidayo kala-goynta dalka.”
Leave a Reply