Daawo:Wasiirrada iyo Xildhibaanada Waqooyi Bari iyo Awdal oo Ka horyimid Heshiiskii Ciro iyo Yahuuda

Ciro

Wasiirrada iyo Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ee Waqooyi Bari iyo Gobolka Awdal oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa si adag uga soo horjeestay aqoonsi beenaadka Isra*l ee gobollada Waqooyi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.