Sawiro:Salaad roob doon ah oo lagu tukaday Baydhabo

muqdisho

Boqolaal ka mid ah Shacabka iyo Culimada magaalada Baydhabo ayaa maanta goob fagaara ah ku tukaday Salaad Roobdoon ah.

Salaadda kadib Culimada iyo Bulshada ayaa Alle ka baryay Roob, naxariis iyo barwaaqo.

Abaar daran ayaa ku dhufatay qeybo ka mid ah Gobolada Koofurta, Bartamaha iyo Waqooyinga Soomaaliya,taas oo sababtay in dadka intooda badan ay usoo hayaamaan Magaalooyinka, kadib markii ay abaarta ku waayeen xoolihii ay dhaqan jireen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.