Raila Oding oo u ololeyn jiray kalaqaybinta Soomaliya oo geeriyooday

Odinga

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga ahaa hogaamiyaha Mucaaradka Kenya ayaa geeriyooday.

Raila ayaa geeriyooday xilli lagu daweynayay isbitaal ku yaalla Hindiya, sida laga soo xigtay qoyskiisa.

Raila Odinga Waxaa uu dhawaan u tartamay xilka gudoomiyaha midowga Afrika oo markii dambe uu ku guuleystay Maxamuud Cali Yuusuf oo ah hadda ah gudoomiyaha midowga Afrika, Waxaa kaloo Raila u olalayn jiray kala qaybinta Soomaaliya isagoo taageersanaa Maamulka Somaliland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.