Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka qayb galay kulankii golaha shacabka ayaa weerar afka ku qaaday Gudoomiyaha golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe.
Xildhibaan Jeesow ayaa yiri “”Xukuumada hadey keento Sheekh Aadan hala sumeeyo oo laguu keeno xitaa waan ansixine adigaa badbaado u baahan”
Leave a Reply