Daawo:Cabdullaahi Sheekh “Fartaag iyo Xasan Sheekhow Gedo Ka Daaya Dhibaatada ay kuwadaan

Fartaag

Siyaasi Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa waxuu ka hadlay Xaalada Gobolka Gedo iyo dhibaatada Xasan Sheekh iyo wasiirka Aniga Soomaaliya Fartaag ay ku hayaan.

Siyaasi Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa “Fartaagoow hadii aysan dadkaagu waxba kaa faa’iideyn Maleeshiyaad iyo Hub uu Xasan Sheekh Diyaarad kuu saaray mucaawino ha uga dhigin, Ciidanka Gedo loo diraayo argagixisada Cadale soo socota haloo diro”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.