Firdhiye “Sharaf gaar ah ayay ii tahay in aan la kowsaday aas aaska ururka Cadaaladda iyo Wadajirka.”

firdhiye

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Aw-Cali Firdhiye ayaa Magaalada Muqdisho uga qayb galay furitaanka Xisbiga Madaxwayne Xasan ee Cadaaladda iyo Wadajirka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.