
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay kasoo qayb gali lahaayeen qaar kamida Maamul Goboleedyada Sida Hirshabeele, Galmudug, Koofurgalbeed, SSC Khaatumo iyo Gobolka Bnaadir ayaa Baaqday.
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) oo si rasmi ah uga furmi lahaa magaalada Muqdisho Maanta, ayaa kadib wadatashi ay yeesheen Madaxda Qaranku waxa ay ku go’aamiyeen in shirku qabsoomo maalinta Isniinta ee 5ta bisha Maajo 2025.
Leave a Reply