Akhriso:Dowaladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay dagaalo ka socda Galgaduud

dagaal

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya degaanka Laan dheer ee u dhexeeya Caabudwaaq iyo Xeraale oo waqooyiga Galgaduud.

Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS oo baaq ka soo saartay colaadda Galgaduud ayaa beelaha ay dirirta u dhexeyso ugu baaqday in ay si deg deg ah ku joojiyaan dirirta isla markaana ay fursad siiyaan nabadda iyo wada hadalka.

Halkan ka aqriso baaqa ay soo saartay dowladda Federaalka Soomaaliya:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.