Daawo:Qoorqoor oo dhagax dhigay 117 Guri oo looga talagalay Shacabka Cadaado

Cadaado

Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan howlo shaqo ugu sugan Degmada Cadaado ayaa dhagax dhigay mashruuc ballaaran oo lagu dhisaayo guryo ay deegaan ah oo gaaraya 117 guri.

Guryahaan ayaa loogu talagalay dadka ku sugan Cadaado ee Tabarta daran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.