Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2024

africa

Gudoomiyaha Midowga Africa oo ka hadlay Gardarada Itoobiya

4th January 2024 admin 0

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Midowga Moussa Faki Mahamat wuxuu si dhow ula socdaa xiisadda ka dhalatay heshiiska ay kala saxiixdeen Itoobiya iyo gobolka Soomaaliyeed ee […]

abiyahmed

Baarlamanka Carabta oo ka soo horjeestay damaca Ethiopia ee Badda Soomaaliyeed

3rd January 2024 admin 0

Baarlamaanka Carabta ayaa si buuxda u diiday tallaabo kasta oo ka dhan ah Qaranimada, Madaxbanaanida iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo ugu baaqay Itoobiya inay […]

Astaan

Soomaaliya oo ka hortimid qoraalka Kasoo Baxay IGAD

3rd January 2024 admin 0

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeesatay hadalkii maanta kasoo yeeray Xoghayaha fulinta Urur goboleedka IGAD, iyadoo u aragta mid u […]

bananban

Bananbax Looga Soo Horjeedo Damaca Itoobiya oo Muqdisho Ka Dhacay

3rd January 2024 admin 0

Kumanaan ka mid ah shacabka Muqdisho iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay Banaan bax ka dhan ah Damaca Ethiopia ee Badda […]

xasansheekh

Madaxwaynayaasha Masar iyo Soomaliya oo Kawada Hadlay Duulaanka Itoobiya

2nd January 2024 admin 0

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis ayaa ka wada hadlay xaaladda gobolka iyo danaha […]

xasansheekh

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Ka Hadlay Heshiiskii Muuse Biixi iyo Abi Axmed

2nd January 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka hor jeediyey Baarlamaanka, waxaanu si adag uga hadlay faragelinta gurracan ee ay Itoobiya ku hayso […]

safiir

Dowlada Soomaaliya ayaa Safiirkeedii u fadhiyey Itoobiya u yeeratay

2nd January 2024 admin 0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa maanta si rasmi ah uga amba bixi doona Addis Ababa isagoo ku wajahan […]

Farmaajo

Farmaajo oo Sharci daro Ku tilmaamay Heshiiska Abiy Axmed Iyo Muuse Biixi

2nd January 2024 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxaned Cabdullaahi Farmaajo ayaa mid guracan oo kasoo horjeeda qaranimada Soomaaliya ku tilmaamay heshiiskii Ethiopia iyo Soomaaliland. Farmaajo ayaa yiri”Heshiiska damaca […]

xamze

Daawo:Ra’iisalwasaare Xamse oo Ka horyimid Heshiiskii Muuse Biixi iyo Abiy AXmed

2nd January 2024 admin 0

Golaha Wasiirada ayaa maanta war-murtiyeed ka soo saaray heshiiskii ay Somaliland la gashay Itoobiya, waxayna ku tilmaameen mid “faragelin ku ah” arrimaha gudaha ee dalka. […]

shariif

Madaxwayne Sheekh Shariif Heshiiska Muuse iyo Abiy Axmed waa sharci Daro

1st January 2024 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sharci darro ku tilmaamay heshiiskii ay wada gaareen Soomaaliland iyo Ethiopia. Sheekh Shariif ayaa yiri”Heshiiska sharci […]

KHAYRE

Ra’iisalwasaare Khayre oo Ka Horyimid Heshiiskii Muuse Biixi iyo Abiy Ahmed

1st January 2024 admin 0

Ra’iisalwasaarihii Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka horyimid heshiiskii ay Addis Ababa ku gaareen Ra’iisalwasaaraha Itoobiya iyo Madaxwaynaha Somaliland. War Qoraala oo uu […]

muusebiixi

Daawo:Muuse Biixi oo Itoobiya Siiyey Qayb kamida Bada

1st January 2024 admin 0

Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Addis Ababa ku gaaray heshiis Is afgarasho. Madaxweyne Muuse Biixi oo garab […]

diyaano

Asan Cimaan Diyaano “Wax Doorasho ah Ma Dhacayso inta Laga Saxayo Liiska Xildhibaanada

1st January 2024 admin 0

Musharaxa Madaxwaynaha Puntland Asan Cimaan Diyaano oo ka horyimid Liiska xildhibaanada Cusub ee Puntland ayaa sheegay inta laga saxayo waxa ka qaldan Liiska Xildhibaanadda la […]

gaas

Daawo:Cabdiwali oo Ka horyimid Liiska Xildhibaanadii Puntland Digniina U diray Deni

1st January 2024 admin 0

Musharaxa Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali gaas ayaa ka horyimid Liiska cusub ee Xildhibaanada Puntland ee maanta la dhaarshay. waxuuna uga Siciid Cabdulaahi Deni inuu Puntland Dhexdeeda […]

puntland

Deg Deg:Musharaxiinta Madaxwaynaha Puntland oo qaadacay Liiska Xildhibaanadii Cusub

1st January 2024 admin 0

Musharaxiinta Madaxweyne ee Puntland ayaa Qaadacay Liiska Magacyada Xildhibaanada la soo saaray, kuwaas oo ay sheegeen in laga soo Magacaabay Madaxtooyada Puntland. Go’aanka kasoo baxay […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes